Friday, March 29, 2024

Science & Tech

General Science & Tech Somali News

R/Wasaare Rooble oo ka hadlay shirka Calaamiga waxbarashada London “SAWIRO”

General Science & Tech Somali News

Qaramada Midoobay oo maxkamad la tiigsaneysa Jaamacd uu maamulo Cali Maxamed Geeddi

Qaramada Midoobay ayaa shaacisay inaysan lahayn Jaamacad dhawaan laga furay Magaalada Muqdisho oo wadata magaceeda. War saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in QM aysan wax xiriir ah la lahayn Jaamacad “lagu lagu tilmaamay inay Qaramada Midoobay leedahay” oo uu maamula ka yahay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed […]

General Science & Tech

Sii Hayaha Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada XFS Oo Gaarya Magaalada Baydhabo

Sii Hayaha wasiiru-dowladda wasaaradda waxbarashada xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdullee Jaabiri iyo xubno uu hogaaminayay ayaa goor dhaw gaaraya magaalada baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Koofur Galbeed. Masuuliyiinta waxaa garoonka diyaaradaha shaati gaduud ee magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyay masuuliyiin uu hor kacayay wasiirka waxbarashada dowlad goboleedka koofur galbeed iyo xubno […]

General Science & Tech

Naxashyo duugnaa 2,500 oo sano oo haatan dib loo soo saaray

Ilaa 27 naxash ah oo duugnaa in ka badan 2,500 oo sano ayaa waxaa dib usoo saaray khuburro u dhashay Masar. Waxaana naxashyadan lagu arkay goob taariikhii ah oo muqaddas ah ku taalla deegaanka Saqqara oo dhaca koonfurta magaalada caasimadda ah ee Qaahira. Waxaana horraantii bishan la soo saaray 14 kamid ah naxashyadaas halka 14-ka […]

Health

Dowladda Somalia Oo Shaacisay Kiisas Hor Leh Oo Cudurka COVID-19 Ah

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay Dad Cusub oo laga helay Cudurka halista ah ee COVID-19, kadib markii lagu sameeyay baaritaano kala duwan. Warbixin ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka ayay ku sheegtay in 5-tii maalin ee lasoo dhaafay Cudurka laga baaray 2,432, isla markaana 44 qof oo kamid ah dadkaas laga helay Cudurka. Dhammaan […]

Jabuuti oo xirtay xudduudaheeda kaddib markii uu “ku soo labo kacleeyay coronavirus”

Dowladda Jabuuti ayaa mar kale xirtay xudduudaheeda kaddib markii uunsoo laba kacleeyey fayraska Karoona oo maalmihii la soo dhafay kiisas badan laga diiwaan geliyey dalkaasi. War ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Jabuuti ayaa lagu sheegay in xadduudaha dhanka dhulka la xirayo muddo 15 maalmood ah, si loo xakameeyo faafitaanka fayraska. Jabuuti waxay ka mid ahayd […]

Donald Trump oo Cisbitaalka laga saaray

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray inuu ka baxay isbitaalka oo uu dib ugu laabtay Aqalka Cad. Ku dhawaaqidiisu waxay timid waxyar uun ka hor shir jaraa’id oo uu la yeelanayo dhakhaatiirtiisa. Madaxweynaha waxaa uu sheegay in xaaladdiisa caafimaad ay aad uga wanaagsantahay sidii u ahaa labaatan sano kahor. Mr Trump […]

Business

Business General Somali News

Ganacsatada Qaadka Kenya ayaa codsaday dib u soo celinta Qaadkii ay keeni jireen Soomaaliya

Business General

Emirate Airlines Oo Shuruudo Kusoo Rogtay Rakaabka Dalal Ay Ku Jirto Somalia

Wargeyska Khaliij Times ee Magaalada Dubai kasoo baxa ayaa shaaciyay in Shirkadda diyaaradaha ee Emirate Airlines  ay shuruudo hor leh ku xirtay Rakaabka dalal dhowr ah oo ay ku jirto Soomaaliya. Warbixin lagu daabacay Wargeyska ayaa lagu sheegay in dadka degan Abu Dubai ee doonaya inay raacaan diyaaradda Emirate Airlines looga baahan yahay in 96 saacadood kahor […]

Business General

Faahfaahino ka soo baxaya gadiid xamuul ah oo lagu gubay Sh/Hoose

Warar aan ka heleyno gobolka Shabeellada Hoose waxay sheegayaan in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay duleedka deegaanka Yaaqbari-weyne ku gubeen laba gaari xamuul ahaa. Labada gaari oo sida la sheegay mid uu dhul siday kuna soo jeeday Muqdisho, midna ku sii jeeday deegaanka Yaaqbari-weyne ayaa waxaa dhex u galay koox la aaminsanyahay inay ka tirsantahay Al-Shabaab, kuwaas […]

Business General

Doonyo iyo Maraakiib aad u badan oo maanta ku xayiran dekedda Boosaaso

Wararka aan saakay ka heleyno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in xeebta Boosaaso ay ku xayiran-yihiin doonyo iyo maraakiib sida shixnado ganacsi.  Doonyo iyo maraakiib ku xayiran xeebta Boosaaso ayaa u raran ganacsato Soomaaliyeed.Waxayna ka soo shiraacdeen qaar ka mkd ah dalalka Carabta, gaar ahaan Cummaan iyo Imaraadiga Carabta. Sababta ka dambeysa […]

Business General Somali News

Abiy Axmed oo soo bandhigay qorshaha ay Itoobiya u sameysaneyso lacag cusub

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu uga hadlay lacag cusub oo Itoobiya ay sameyneyso. Abiy Axmed ayaa sheegay in lagacta cusub looga baaqsan doono howlaha sharci-darrada ah iyo musuq maasuq uu sheegay in hadda uu ka jiro Itoobiya. Naqshadda cusub ee lacagaha ayaa kala ah, 10, 50 iyo 100 […]